Ifiye открытые
[search 0]
Больше
Download the App!
show episodes
 
Artwork

1
Ifiye Radio

IFIYE

Unsubscribe
Unsubscribe
Ежемесячно
 
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer. Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
  continue reading
 
Loading …
show series
 
Yassin Axmed Digfeer. Dadkii kala gado qarsada Waxbaa ka dhex guuxayee Gar-baan kuu dhiganayaa Gudoonkuna waa adigee Gar-eex lama doonayee Garawso waxaan ku dhaho Nin gob ah ood gacal tihiin Wiliba gacalooy ku jecel Adoon ku maqneyn wax gara Inuu gurigoo cidlo ah Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo Miyaanu gartaa laheyn Dar-daarankii waad gaftee Adoo fasax ga…
  continue reading
 
Idaacadda Ifiye Radio qeeybta 24/7 waxaa hadda ka socda heeso kala duwan sida Fanaaniinta Hore -Maxamed Saleebaan Tubeec -Xaliima Khaliif Magool -Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura) -Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil) -Axmed Naaji Sacad -Cali Naaji Sacad -Maxamed Nuur Giriig -Qamar Maxamed Xuseen -Caasha Cabdoo -Khadra Daahir Cige -Maxamed Nuur Giriig -Q…
  continue reading
 
Alle ha u naxariisto Fanaanka Siid Cali Suure oo 19-02-2022 ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho wuxuu ahaa fanaan iyo abwaan caan ku ah heesaha banaadiriga- Heeskaan wuxuu qeeyb ka ahaa Riwaayadii Canaad ee caanka baxday waxaana loo yaqaanaa " Go'ee gardaraa laygeystay ama guuloow Adaa.Ifiye Radio
  continue reading
 
Ifiye Radio Podcast waa qeeybta dhageysiga diyaarsan ee heesaha loogu jeclyahay Soomaalida oo aan marba mid idiin soogalino. Maanta waxaan idiin heynaa heestii Naruuro iyo Fanaanka Salaad Maxamed Shardi Salaad Derbi waxaan rajeeyneynaa inaad ka heli doontaan mobile ladiina aad dhigan doontaan. IFIYE Radio is an online radio broadcasting platform to…
  continue reading
 
Loading …

Краткое руководство